Dawo Sawirada Maamulka Deganka Qarqoora ee Galmudug oo Soo Dhaweyay wafdi ka...

Dawo Sawirada Maamulka Deganka Qarqoora ee Galmudug oo Soo Dhaweyay wafdi ka Socday Maamulka Degmada Gaalkacyo

0
SHARE

Xubno ka Socday  Maaulka degmada Gaalkcyo Galmudug ayaa kormeer ku tagay degaanka qor.qoora oo ka mid ah degaanada hoos yimaadi degmada gaalkcyo waxaana wafida halkaasi ku soo dhaweyey.

Maamulka iyo bulshada degaanka. Gudomiyaha degaanka qor.qoora. xasan cismaan ayaa ka warbixiyay xalada degaanka asagoona maamulka  codsaday in Wax Laga Qabto Baahida ka Jirta Degaanka Qaar ka mid ah bulshada degaanka ayaa ayaguna sheegay in degaanka aysan ka jirin dhamaan adeegyada bulshada waxyna shegeen in ay ubaahan yihiin dhamaan xarumihii adeeyada bulshada .

Duqa degmada galkacyo. Xirsi yusuf barre. Ayaa sheegay in Bulshada Degaanka Dhibaatoyin Badan Heysato Islamarkaana Loo Baahan yahay in wax Laga Qabto.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRAD;

 

LEAVE A REPLY