Deganka Saaxo ee Bogalka Mudug oo Habeenkii xalay ahaa Dad lagu Dilay...

Deganka Saaxo ee Bogalka Mudug oo Habeenkii xalay ahaa Dad lagu Dilay +Aqriso Tirada Dhimasho iyo DHawac

0
SHARE

Kooxahani Hubeysan ayaa Habeenkii Xalayaa Rasaas Hubiyay Gaari Yar oo marayay deegaanka saaxo ee Gobolka Mudug kaasi oo ay saarnayeen Dad shacab ah oo la sheegay  in ay u socdeen  Dhinaca Deegaanka Bandiiraley ee Gobolka Mudug.

Rasaatas lagu Furay Dadkii saarna Gaarigaas ayaa la sheegayaa in ay ku geeriyoodeen ilaa 3 qof halka ay ku dhaawacmen laba Kale sidaRadio Kulmiye ay u sheegay qaar ka mid ah ehelada Dadka lagu rasaaseyay deegaanka saaxo ee gobolka mudug.

Dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi ayaa la sheegaya in loo soo qaaday dhinac isbitalka Bandiiradley Halkaasi oo lagu dhabiibayo Xaaladooda Caafimaad .

Masuliyiin ka Tirsan Saaxo oo Saakay la hadlay Saaka Hobyomedia.com  ayaa sheegay in weerarkaas ay soo qadeen koox hubeysan iyagona sheegay in weerarka kadib ay goobta isaga baxsaden .

Wixii ku soo kordha kala soco Halkaan

LEAVE A REPLY