DHAGAYSO WARBIXIN:MD Farmaajo oo soo gaba gabeeyay qorshihii Habagidir hadana saxiixay waraaqda...

DHAGAYSO WARBIXIN:MD Farmaajo oo soo gaba gabeeyay qorshihii Habagidir hadana saxiixay waraaqda dilka askarigii Cabaas Siraaji

0
SHARE

Warar hoose oo lagu kalsonaan karo aan ka helnay xafiiska madaxweynaha dalka soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo oo saxiixay in latoogto askarigii dilay wasiir Cabaas Siraaji.

Waraaqda ogolaasha dilkiisa ayaa usoo gudbisay maxkamada ciidamada sida sharciga ah madaxweynaha waxaana mudooyinkaan taalay xafiiska madaxweyne Farmaajo lagana sugaaye ogolaasho.

Saxiixa Farmaajo ayaa soo gaba gabeynaayo shirarkii iyo dibadbaxa ay wadeen beesha oo kadhashay ee habagidir madaama oo saxiixay madaxweynaha ka laabasho aan lahayn.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY