Dhageyso abaihii Dhalay marxuun wasiir cabaas oo saxaafada hor ymid kana codsaday...

Dhageyso abaihii Dhalay marxuun wasiir cabaas oo saxaafada hor ymid kana codsaday madaxweyne farmaajo arn xasaasi ah

0
SHARE

Cabdullahi Sheekh Siraaji oo ah Aabaha dhalay Wasiirkii la dilay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji ayaa ka hadlay Go’aanka Maxkamada Sare ay ka gaadhay Askarigii dilkaasi Gaystay.

Madaxweyne Farmaajo ayuu u diyar fariin ah isagoo ka codsaday in uu ka dhabeeyo balan qaadkii uu sameyay ee ahaa in cadalada ay sii shaqayn dooonto

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY