Dhageyso Ahlusuna oo go,aanka Gen, Galaal ka Qaadatay Mowfq cad, dagaalka la...

Dhageyso Ahlusuna oo go,aanka Gen, Galaal ka Qaadatay Mowfq cad, dagaalka la soo qaadatay oo ay ku tilmaameen in siyaasiyinta galmudug ay horkacayeen

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo: Dagaalkii Mareerguur ayaa Waxa wali siyabo kala duwan uga Hadlaya Masuuliyiinta Maamulka Ahlusuna Waljameeca Waxana Dagaalkaasi  uu Reebay Saameyn wayn kadib markii duqayn gudaha ah ay ahlusuna u gaysteen Gudaha Degankaasi oo inta uu socday madaafiic xogan ay ku duqeeyeen magaaldaasi

Afhayeenka Ururka Ahlusuna Waljameeca Mursal maxamud  Yusuf aya Shegay in dagaalka uu ahaa mid aan waxba la isku yaraysan isla markana wali ay sii wadi doonaan war uu ku sheegay in lagu soo duulay waxana arintan ay noqotay mid dad badan ay  wali sii hadal hayaan

Xaalda Mareerguur ayaa Maanta Dagan  balse wali waxa la dareemaya  dhaq dhaqaaq ciidan iyadoona degankaasi ay gacanta ku haayan ciidamo hubaysan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY