Dhageyso Baarlmaanka Aqalka Sare oo ka Hadlay Dagaalkii Xeraale iyo Dhacdadii Duqayntii...

Dhageyso Baarlmaanka Aqalka Sare oo ka Hadlay Dagaalkii Xeraale iyo Dhacdadii Duqayntii Bariire iyago soo jediyay

0
SHARE

Xildhibaanada Aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya oo kulan maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay arimo kala duwan waxaana ka mid ahaa dhibaatooyinka dalka ka dhacay maalmahii la soo dhaafay,

Gudoomiyaha Gudiga Difaaca ee Golaha Aqalka sare ayaa sheegay inay ka hasdleen Ansixinta Mas’uul Cusub iyo Dhacdooinkii Xeraale iyo Bariire isla markaasina ay Go’aano soo saareen,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY