Dhageyso Barlamaanka galmudug oo ka Hadlay Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo loo sameyay Kadib markii ay Bateen Dilalka ka dhacaya Gaalkacyo

Iyadoo maalintii shalay ahayd Qaar kamid ah ciidanka isku dhafka ah ee Galmudug iyo kuwa puntland kulan ka dhacay Gaalkacyo lagu wareejiyay agabkii ay kushaqeyn lahaayeen Ayaa waxaa soo dhaweeyay Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug.

Xildhibaan duraan Cali Jaamac oo kamid ah xildhibaanada maamulka Galmudug aya soo dhaweeyay  ciidankan iyo agabka lagu wareejiyay waxaa uuna ugu baaqay xildhibaanku in ciidanku ay ka shaqeyaan nabada Magaalada gaalkacyo.

mudooyinkii lasoo dhaafay Ayaa maamulda Puntland iyo kan Galmudugba Waxa ay kashaqeynayeen sidii ay ku soo gaba gabeen lahaayeen diyaarinta ciidanka shaqeeya nabadda Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso odayaasha Hawiye oo ka Hadlay go,aankii madaxweyne Xaaf uu ku soo Celiyay Wasiiradii Hore iyo Warar kale oo xiiso leh
- Aug 23, 2017
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulka ...
Daawo Sawirada: Booliis heley meyd loo maleynayo in ay tahay saxafiyad si weyn loo raadinayay
- Aug 23, 2017
Ciidamada booliiska dalka Denmark ayaa helay meydka qof dumar ah oo uu madaxa ka ...
Dhageyso Muuse Suudi oo si la yaab leh uga hadlay xil ka qaadistii madaxweynaha hirshabelle
- Aug 23, 2017
Kalfadhigii maanta ee xildhibaanada aqalka sare ku ansixiyeen xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyay madaxweynaha ...
Dhageyso abaihii Dhalay marxuun wasiir cabaas oo saxaafada hor ymid kana codsaday madaxweyne farmaajo arn xasaasi ah
- Aug 23, 2017
Cabdullahi Sheekh Siraaji oo ah Aabaha dhalay Wasiirkii la dilay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji ...
Dhageyso:Barlamaanka Galmudug”Wasiirada Galmudug ma aqbali doono Madaxweyne Xaafna Horay waan ugu Shegnay ”
- Aug 22, 2017
Kadib Magacaabistii Madaxweyne Xaaf Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa iminka soo baxay qaar ka mid ...
Dhageyso Ahlusuna oo sku Qilaafay maanta Kulan Wada Hadal ah oo maanta dhax Mar laha Galmdug kaas oo ka dhacayay Deganka…
- Aug 22, 2017
HM__Xafiska Gaalkacyo Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta isku Khilaaftay wadahal ay la galaan Maamulka Galmudug ...
Dhageyso Faah Faahin Dagaal maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale , iyo Madaafic lagu Garacay Xeraale
- Aug 22, 2017
HM__Xafiiska  gaalkacyo" Dagaal Xoogan ayaa Maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud Waxana ...
Deg Deg Faah Faahin ka soo baxayso Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho
- Aug 22, 2017
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ...
Deg Deg Dagaal maanta mar kale ka bilaawday deegaanka Xeraale
- Aug 22, 2017
Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa soo sheegaya ...
(Daawo Sawirro) Qorax Madoobaad culus oo laga dareemay inta badan gobolada Maraykanka
- Aug 22, 2017
Qorax Madoobaad aad u daran ayaa laga dareemay qeybo ka mid ah dalka Maraykanka ...
DHAGEYSO:- Senator Cabdi Qeybdiid “ Waa Waajib 2020 Doorasho Qof iyo Cod ah ay Soomaaliya Ka Dhacdo”
- Aug 22, 2017
Gudoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi ...
Dhageyso Magacyada Wasiirada Cusub ee Galmudug kuwii Hore iyo Wasiro Cusub oo lagu Soo Daray
- Aug 22, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ayaa mudo dheer kadib waxa uu soo saaray golaha Wasiirada ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Daahir amiin Jeesow oo ka hadlay Go’aankii dowladda ee khilaafka Hir-Shabeele
- Aug 22, 2017
Kadib Go’aankii ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ahaa in xildhibaanada Hir-Shabeelle ay ...
Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Mamul goboleedka Galmudug ee Madaxweyne Xaaf uu ku dhawaqay
- Aug 21, 2017
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha ...
Ciidamo Burundi ka socda oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”
- Aug 21, 2017
Koox cusub oo ka mid ah Ciidanka Qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray ...
 
Advertisements