Dhageyso Ciidamda Amisom oo isaga Baxay Fariisimo ay ku lahayeen Shabelaha...

Dhageyso Ciidamda Amisom oo isaga Baxay Fariisimo ay ku lahayeen Shabelaha Hoose

0
SHARE

Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalka AMISOM ayaa isaga degaanka Leego oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay warbahinta u xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka.

Guddoomiyaha degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose Abuukar C/laahi Isaaq (Al-cadaala) oayaa sheegay maamulkooda shalay in lagu soo wargeliyay in Ciidanka Midowga Afrika AMISOM ay ka baxayaan degaankaasi.

Abuukar C/laahi Isaaq ayaa sidoo kale sheegay AMISOM saakay in ay ka baxeen degaanka, ayna u soo dhaqaaqeen dhanka Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyaga oo wata Gaadiidkooda dagaal iyo sahnadooda Millitari.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY