DHAGEYSO:-Dagaal qaraar oo dhex marey Alshabaab iyo Ciidamo taabacsan Muqtaar Roobow Abuu-Mansuur...

DHAGEYSO:-Dagaal qaraar oo dhex marey Alshabaab iyo Ciidamo taabacsan Muqtaar Roobow Abuu-Mansuur Xage ku sugan yahay Robow?

0
SHARE

Dagaal qaraar ayaa dhexmarey Ciidamno ka tirsan ururka Alshabaab iyo Ciidamo daacad u ah Muqtaar Roobow Abuu Mansuur, kaasoo sababay dhimashada 20 qof.

Haddaba dagaalkaan ayaa waxaa ka waramay ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY