Dhageyso Dhacdo Naxdin leh Meyd ilmo yar oo Muqdisho laga Helay kadise...

Dhageyso Dhacdo Naxdin leh Meyd ilmo yar oo Muqdisho laga Helay kadise maxa Dhacay?

0
SHARE

Meydka ilmo yar oo la sheegay in Xalay lagu soo Tuuray Xaafadda Towfiiq Ee Degmada Yaaqshiid ayaa Saakay lagu arkay Xaafaddaasi,waxaana Dadkii arkay ay sheegeen in ilmahaan yar Xalay asagoo Bac ku jira Laamiga la soo dhigay,iyadoo ay ilmaha yar Cuneen Eeyo sida ay Radio Kulmiye u sheegeen qaar kamida Dadkii ku soo baxay Meydka ilmaha yar.

Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaan weli ka hadlin Dhacdadaan oo ah mid ay Dadku ka Argagaxeen,mana jiro Baaritaan lagu ogaanayo  Ciddii ka dambeysay Falka Ilmahaan yar lagu xooray.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi ku saabsan dhacdada

LEAVE A REPLY