Dhageyso Doorashadii Faroole looga adkaaday Cabdi Qaybdiidna uu ku soo baxay oo...

Dhageyso Doorashadii Faroole looga adkaaday Cabdi Qaybdiidna uu ku soo baxay oo laga Hadlay qaabkii ay u Dhacday

0
SHARE

Axmed Macalin fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan uu kusoo baxay Senatar Cabdi Xasan Cawaale ee aheyd Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqa

Waxaa uu sheegay in labadii Nin ee ku tartamay Xilkaasi oo kala ahaa Cabdi Qeyb diid iyo Cabdiraxmaan Faroole ay waxbadan kala socdaan siyaasadda Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ay shaqadiiso tahay Shir Gudoominta labada Guddi ee Dastuurka ee ka kala socda Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY