Dhageyso Faah Faahin Dagaal maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale ,...

Dhageyso Faah Faahin Dagaal maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale , iyo Madaafic lagu Garacay Xeraale

0
SHARE

HM__Xafiiska  gaalkacyo” Dagaal Xoogan ayaa Maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud Waxana Dagaalka uu u dhaxeeya Dadka Deganka  iyo  Ururka Ahlusuna Waljeemca

Dagaalka Xoogiisa ayaa Maanat Waxa  uu ka Soconaya Duleedka Degaanka Xeraale  sida Wariyaasha hobyomedia.com ee Cadaado ay ku soo Waramayaan

Lama Oga Qasaaraha ka dhashay Dagaalka Madama wali uu dafgalka uu socdo

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.