Dhageyso Faah Faahin Dagaalo Xoogan una Dhaxeya Galmduug iyo puntland oo...

Dhageyso Faah Faahin Dagaalo Xoogan una Dhaxeya Galmduug iyo puntland oo Xalay ka Dhacay Duledka Gaalkacyo,Xiisad Maanta Tagan iyo Tiradii ugu badnayd oo Dagaalkii Xalay ku dhintay

0
SHARE

Dagaal u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed ayaa xalay ka dhacay deegaano duleedka ka ah Magaalad Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,dagaalkaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkaan ayaa ka dhacay deegaanka Godad,oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo,iyada oo maleeshiyaadka dagaalamay ay yihiin kuwo xolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Maamulada  Puntland iyo Glmudug. Dagaalka ayaa waxa ku dhintay in ka badan 9 ruux  oo labada dhinac ah iyadoona dhawacyo farabadan labada dhinac isbitaalada gaalkacyo la dhigay

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY