Dhageyso Galmudug iyo Puntland oo ka Wada Hadlay Nin Dhawaan lagu Dilay...

Dhageyso Galmudug iyo Puntland oo ka Wada Hadlay Nin Dhawaan lagu Dilay Suuqa Bartamaha Gaalkacyo ,iyo Arimo Kale

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Dhanaka Galmudug eee Gaalkacyo Gaar ahaan Hotelka Five Star waxa isugu yimid Saraakiil ka Socday Labada dhinac ee Galmudug iyo Sidoo kale Maamulka Gobalka iyo Odayaasha Labada dhinac Waxana  laga Wada Hadlayay Dhacdooyinkii ugu Danbeyay ee  Gaalkacyo ka dhacay oo ay ka Mid ahayd Nin Dhawaan lagu dilay Suuqa Bartamaha Magalada Gaalkacyo

Kulanka oo markii hore ahaa Mid  Saxaafada Midad Joog ay ahayd aya Kulankii markii uu soo Dhamaday Waxaa Saxafada la Wada Hadlay Masuulyiinta Mamulka Galmudug iyo puntland oo ay u kala Hadleen  Gudoomiyaasha Labada Dhinac

Hoos  Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY