Dhageyso Galmudug oo si Kulul uga Jawabtay Warkii ka Soo Baxay Puntland...

Dhageyso Galmudug oo si Kulul uga Jawabtay Warkii ka Soo Baxay Puntland ,Xiisad Cusub oo soo shaac baxday ,Cabsi Laga Qabo in Gaalkacyo ay sameyso dagalka Miyiga ka socda

0
SHARE

Taliyaha Cidanka Galmudug Xasan Faarax ayaa sheegay in dagaalkii  ka dhacay deegaanka Jeexdin uu dhexmaray siduu hadalka udhigay dad xoolo dhaqato ah oo asoo jeeda Galmudug iyo Ciidanka Putnland

Wuxuu sheegay hal qof uu ku dhintay islamarkaana aysan jirin ciidan Galmudug katirsan oo dagaalka ku jiray

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY