Dhageyso Garab ka Mida Ururka Ahlusuna oo Muqdisho ku Sugan lana Shiraya Madaxweyne Farmaajo ,iyo xubno Ahlusa ka mida oo Cadaado wali ku sugan Maxa soo Kordhay

Dhawaan Waxa soo shaac Baxay warar ku salaysan Shakiyo taa oo ku adan in ururka Ahlusuna Waljameeca ay u Kala Jabeen Labo garab taa oo sababtay in Siyaasiyiin iyo xubno ahlusuna Gudaheeda caan ka ahaa lagu dhax arkay  iyago ku sugan magaalada cadaado

Shakiyadan  aya waxa ay si toos ah u soo shaac baxeen markii hogaanka uu la wareegay maamulka galmudug madaxweyne xaaf waxana shaqsiyaad badan iyo saraakiil isga baxay maamulka ahlusuna kuwaasi oo uu qilaaf uu soo kala dhax galay hogaamiyahooda ugu saraeeya

Hadaba Maamulka Ahlusuna  Qayb ka Mida   ayaa sheegay in uu bilaawday wadahadalo u dhaxeeya Maamulkooda iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xogheyaha Gaashaandhiga Gobolada Koonfur ee Ahlusuna Wal-Jamacaaca Sheekh Xuseen Isxaaq Mursal Geesa-dheere ayaa warbaahinta gudaha la hadlay , Waxana laga yaba in arintan ay sahasho in garabka uuu hogaamiyo sheikh shaakir ay ogaldan wada hadal madama xubno muhiim u aha siyaasadooda ay waayeen

Hoos ka Dhageyso Codka

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements