Dhageyso halkee ku Danbeyeen Ciidankii isku dhafka ahaa ee Gaalkacyo loo sameyay

Dhageyso halkee ku Danbeyeen Ciidankii isku dhafka ahaa ee Gaalkacyo loo sameyay

0
SHARE

Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya waxa uu ka mid yahay gobolada ay ku soo nonoqdaan dagaalo beeleedyada iyo khilaafaadka dhinaca dhulka.

Magaalada Gaalkacyo oo u kala qeybsan koonfur iyo Waqooyi oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug, waxaa weli xirran qaar ka mid ah jidadka isku xira labada dhinaca ee magaalada, ka dib dagaal 2016kii ka dhacay.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY