Dhageyso Khilaaf maalmhan ka Taagna Galisoor oo Sababay Xiisad la isku soo...

Dhageyso Khilaaf maalmhan ka Taagna Galisoor oo Sababay Xiisad la isku soo hub aruursaday Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Deganka Galinsoor oo ka Mida Deganada Hoos Yimada Maamulka galmudug aya Maaal mahan Waxa ka Taagna Khilaaf maalmihii Ugu Danbeyay soo Jiitamayay Kadib Markii Gudoomiyii Degankaasi La shegay in xilka laga Qaaday midkalena la doortay Arintaasi oo uu ka Biyo Diiday gudoomiyii Degankaasi

Xiisada ka Taagan Galinsoor ayaa sababtay in labo Koox Loo kala Safto Waxana Hada xaalku uu Gaaray in labada dhinac ay isku Hub aruursadaan taa oo dadka deganka ay ka cabsi qabaan in dagaal arintaasi ay sababtu

inkastoo ay Wali Xiisada ay Taagan Tahay ayaa Hadana  Guddoomiyaha deegaanka Gallinsoor ee Gobolka Galgaduud Cali saciid axmed cabdulle   Waxa uu  beeniyay in ay gabi ahaanba ay waxba kajirin wararka sheegaya in xilkii laga qaaday  mana Jirto Wax Waan waan ah oo Muuqda ee lagu dajinayo xiisada deganka ka taagan waxana lagu baqaya in arinta la soo dhax galo inta aysan sii xumaan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY