Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Xoolo dhaqato Galmdug ka soo...

Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Xoolo dhaqato Galmdug ka soo jeeda oo maleeshiyaad puntland ay ku dileen bariga gobalka mudug

0
SHARE

Gudoomiyaha deegaanka Qar.qoora ee bariga gobalka mudug Xasan Cismaan Nuur ayaa ka hadlay dilal maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay dhulka miyiga ah ee hoostaga deegaanka Qar.qoora iyo xoolo halkaasi lagu kala dhacay

Dilalkaan oo ku salaysan aanooyin qabiil ayaa loo gaystay dad xoolo dhaqata ah oo kasoo jeeda galmudug ayadoo la sheegay in ay dilalkaasi ka dambeeyeen malayshiyaad ka yimid dhinaca puntland

Xasan Cismaan Nuur gudoomiyaha Qar.qoora ayaa ku baaqay in wax laga qabto dilalka iyo xiisada kusoo noq noqday bariga gobalka mudug lana geeyo halkaasi ciidan dadkaasi kala dhex gala

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY