Dhageyso Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf oo Ku Dhawaqay...

Dhageyso Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf oo Ku Dhawaqay Qorshe Muhiim ah

0
SHARE

Axmed Ducaale Geelle Xaaf, madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa shEegay in Galmudug ay iminka qorsheyneyso sidii ay u baali laheyd ka qaadista Cansuurta dadka ku nool deegaanada Galmudug.

Waxa uu sheegay Madaxweyne xaaf, in ay waajib tahay in dadku ay bixiyaan Canshuurta,xataa hadii la heli karo in Wasiirada qeyb ka mid ah mushaarkooda ay iska jaraan.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in tani ay horseedi karto in Galmudug ay yeelato ciidamo,kuwaas oo dhaqaalahooda uu noqon doono Canshuurta laga qaado bulshada loona baahan yahay in dadka la baro

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY