Dhageyso Magacyada Wasiirada Cusub ee Galmudug kuwii Hore iyo Wasiro Cusub oo...

Dhageyso Magacyada Wasiirada Cusub ee Galmudug kuwii Hore iyo Wasiro Cusub oo lagu Soo Daray

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ayaa mudo dheer kadib waxa uu soo saaray golaha Wasiirada Galmudug,

Shir jaraa.id oo lagu qabtay magaalada Cadaado ayaa lagu soo bandhigay magacyada Wasiirada Galmudug,

Wasiirada Waxaa ku jira bada wasiiradii hore ee Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin kaasi oo xilka iska casilay,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY