DHAGEYSO:-Maxay ka dhasheen Khilaafaadka Siyaasadeed ee Hareeyay Maamul Gobleedyada

DHAGEYSO:-Maxay ka dhasheen Khilaafaadka Siyaasadeed ee Hareeyay Maamul Gobleedyada

0
SHARE

Khilaafyada Siyaasadeed ee hareeyay Dowlad Goboleedyada Dalka ka jira ayaa sababay dhibaatooyin kala duwan oo la rumeysan yahay inay Saameyntoodu haatan Muuqato,

Is maandhaafka Siyaasadeed iyo kala feker duwanaashaha Dalka ka taagan ee laga dheehan karo Maamul Goboleedyada Dalka sida Puntland,Galmudug,Hirshabelle iyo K.galbeed ayaa la rumeysan yahay inaysan Maamuladu ku sii dhsnaan Karin, Hadaba Khilaafyadu ma Gudaha ayeey ka socdaan mise Dibeda

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY