Dhageyso Maxay Tahay Sababta Dolwada somaliya ay u Taagertay Xil ka Qadistii...

Dhageyso Maxay Tahay Sababta Dolwada somaliya ay u Taagertay Xil ka Qadistii Madaxweynaha Hirshabelle ,iyo Dowlada farmajo oo Lagu edeyay in ay ka danbeysay burburinta hirshabelle

0
SHARE

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka taagnaa Maamulka Hirshabelle.

 Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa sheegtay inay haboon tahay qabashada Doorasho Madaxweyne, islamarkaana ay ku raacayaan Xildhibaanada Hirshabelle Beesha Xawaadle inay u tartamaan Xilkaasi.
Dhanka kale Madaxweynaha Hirshabelle oo ku sugan muqdisho aya ka soo horjeeesray Go,aanka Dowlada Somaliya waxana xukumada Ra,iisul Wasaare Kheyre uu ku edeyay in ay Dhaqaalo badan ku bixisay bur burinta Maamulka hirshabelle
 HALKAAN KADHAYSO CODKA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMAALIYA

LEAVE A REPLY