Dhageyso Muqtar Robow Abu Mansuur oo Geeri iyo Nolol u Dhaxeeya, iyadoo...

Dhageyso Muqtar Robow Abu Mansuur oo Geeri iyo Nolol u Dhaxeeya, iyadoo ay Heesato labo Daran Mid Dooro

0
SHARE

Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar kale  ku qaadeen saldhigga Mukhtaar Roobow Abu Mansuur uu ku leeyahay Deegaanka, halkaasoo arbacadii la soo dhaafay dagaal qaraar labada dhinac ku dhex maray.

Weerarkan ayaan la ogeyn khasaaraha ka dhashay, iyadoo wararka laga helay deegaanka uu dagaalka ka dhacay ay yihiin kuwo aad u kooban.

Weerarkan cusub ayaa la sheegay inuu ka dambeeyey markii Al-Shabaab ay maleeshiyo badan keeneen deegaankaasi, kuwaasi oo la sheegay inay qayb ka yihiin weerarkan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY