Dhageyso Muuse Suudi oo si la yaab leh uga hadlay xil ka...

Dhageyso Muuse Suudi oo si la yaab leh uga hadlay xil ka qaadistii madaxweynaha hirshabelle

0
SHARE

Kalfadhigii maanta ee xildhibaanada aqalka sare ku ansixiyeen xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyay madaxweynaha hirshabeelle isla markaa aqbalayn dowlada soomaaliya ayaa kasoo horjeystay xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow.

Muuse Suudi Yalasow oo ahaa xildhibaanka qura ay kasoo horjeystay go aanka ay ayideen xildhibaanada aqalka sare xilka qaadista madaxweyne Cosoble ayuu sheegay in oo yahay mid lagu deg degay oo aan waafaqsaneyn dastuurka.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY