Dhageyso: Odayaasha Galmudug oo ka Hadlay Weerarkii lagu Soo Qaaday Xoolo...

Dhageyso: Odayaasha Galmudug oo ka Hadlay Weerarkii lagu Soo Qaaday Xoolo dhaqatada Galmudug ee Bariga Gobalka Mudug iyo Tirada Dhawacyada oo ay shegeen

0
SHARE

Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxa ay dad ku dileen kuwo kalena ku dhaawaceen deegaanka lagu magacaabo Ceel Godad oo ka tirsan Bariga Gobolka Mudug.

Odayaasha Galmudug iyo  waxgaradka deegaanka Godad ayaa sheegay in Ciidamo ka yimid dahnka Puntland ay dileen hal qof halka 2 kale ay dhawaceen.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY