Dhageyso odayaasha Hawiye oo ka Hadlay go,aankii madaxweyne Xaaf uu ku soo...

Dhageyso odayaasha Hawiye oo ka Hadlay go,aankii madaxweyne Xaaf uu ku soo Celiyay Wasiiradii Hore iyo Warar kale oo xiiso leh

0
SHARE

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulka Galmudug iney si shuruud la’aan ah ku meelmariyaan wasiirada cusub ee uu magacaabay madaxweyne Xaaf.

Waxa uu sheegay in shaqo badan laga doonayo maamulka Galmudug, islamarkaana muhiim ay tahay in la helo maamul mid ah oo eegaya danaha shacabka Galmudug.

Dhanka kale, Nabadoon Xaad oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in baahiyaha ka jira Galmudug si degdeg wax looga qabto ay u baahan tahay inaan lagu mashquulin wasiiradan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY