DHAGEYSO:- Senator Cabdi Qeybdiid “ Waa Waajib 2020 Doorasho Qof iyo Cod...

DHAGEYSO:- Senator Cabdi Qeybdiid “ Waa Waajib 2020 Doorasho Qof iyo Cod ah ay Soomaaliya Ka Dhacdo”

0
SHARE

Gudoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi Qeybdiid) ayaa sheegay inay Waajib tahay in la dardargaliyo dhameystirka dastuurka qabyo qoraal ah ee dalka si loogu diyaar garoobo Doorashooyin qaran oo qof iyo Cod lagu soo Doorto Hogaanka Dalka.

Xildhibaan Cabdi Qeybdiid ayaa tilmaamay inay Dadajinayaan dhameytirka Dastuurka, ayadoo latashi lala Sameynayo Qeybaha kala Duwan Shacabka Soomaaliyeed si Dastuurku uu u noqdo mid ku salaysan rabitaan dalka iyo Dadka una Adeegaya Danaha Qaranka Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.