Dhageyso War Dag Dag ah : Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo...

Dhageyso War Dag Dag ah : Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo goordhaw Saxaafada kula hadlay Muqdisho

0
SHARE

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ayaa Maanta Markii ugu horeysay la hadlay Saxaafadda , waxaa uu sheegay in uu Al-Shabaab ka baxay.

Waxaa uu sheegay in uu yimaado Magaalada Muqdisho in ay ka wada shaqeeyeen Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Beesha Caalamka.

“Waan ka baxey Al-Shabaab Waxan codsanayaa Cafis Ka bixisteyda Khilaafka Al-Shabaab ayaa Sabab u ah taas oo ay sababteeda tahay in Al shabaab aysan Dadka u adeegin Shan sano Ka hor ayaan ka baxey Al-Shabaab Dowlada Wadahal ayaa inoo soo socda ,Waan ka Mahadcelinayaa Shacabka iyo Dowlada oo isoo dhaweeyey”

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY