Dhageyso Warbixin Malaga Yaba in Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee la isku...

Dhageyso Warbixin Malaga Yaba in Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee la isku daray in ay soo Celiyaan amnigii Gaalkacyo ee Faraha ka Baxay ,Dagaaladii u Danbeyay ee Labada dhinac dhax maray?

0
SHARE

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Ciidamo Gaar ah oo ka shaqeeya AMniga Gobolka Mudug ka sameeyay halkaasi iyadoo ay howl galkoodii ugu horeeyay ka bilaabeen Magaaladaasi,

Gudoomiye ku xigeenka AMniga ee Maamulka Gobolka Mudug  Cabdi Xuseen Maxamed ayaa saheegay inay Ciidamadani kala ahayn labo maamul oo ay yihiin Ciidamada AMniga Gaalkacyo,

Waxa uu beeniyay inay u gaar yihiin CIidanku Maamulka Puntlan isaga oo sharaxaad guud ka bixinaya waajibaadka Ciidamadaasi,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY