Dhageyso Xaalada Xasan Daahir Aways oo laga Dayrinayo Kadib Markii

Dhageyso Xaalada Xasan Daahir Aways oo laga Dayrinayo Kadib Markii

0
SHARE

Warar lagu kalsoon ayhay ayaa sheegaya in Wadaadka Sh Xasan Daahir Aweys uu wajahayo xaalad caafimaad daro.

Qaar kamid ah eheladda Wadaadka ayaa sheegay iney lidato xaaladiisa caafimaad ayna haatan ku socoto daaweyn.

Wadaadka  oo sanadihii ugu danbeyse xabsi guri ku ahaa guri aan sidaa oga fogeyn xarunta nabad sugida qaranka ayaa la  sheegayaa in mudooyinkii ugu danbeyse xaaladiisa caafimaad kasii dareysey, waxaana xanuunka ugu badan uu ka hayaa dhanka wadnaha.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY