Dhageyso Xiisadii Godad ee Bariga Gobalka Mudug oo dib u soo Cusboonaatay...

Dhageyso Xiisadii Godad ee Bariga Gobalka Mudug oo dib u soo Cusboonaatay ,iyo Maamulka Galmudug oo digniin Kama Danbeys ah u Jeediyay Puntland

0
SHARE

Maamulka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay weerar saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano hoostaga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa sheegay in weerarkaasi ay ka danbeeyeen maleeshiyaad ka ymid dhanka Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu sheegay in deegaanka Godad ay ku dileen dad xoolo dhaqato ah oo ay ku jiraan Laba wiil oo walaalo ah sida uu Shabelle u xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY