DHAGEYSO:-Xildhibaan Daahir amiin Jeesow oo ka hadlay Go’aankii dowladda ee khilaafka Hir-Shabeele

DHAGEYSO:-Xildhibaan Daahir amiin Jeesow oo ka hadlay Go’aankii dowladda ee khilaafka Hir-Shabeele

0
SHARE

Kadib Go’aankii ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ahaa in xildhibaanada Hir-Shabeelle ay ku raacday xilka qaadistii ay ku sameeyeen Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Xildhibaan Daahir amiin Jeezow.

Xildhibaanka oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya aya sheegay in Go’aanka ay ku dhaqaaqday dowladda Soomaaliya uu yahay mid aad u wanaagsan,islamarkaana ay tahay talaabo loo baahnaa maadaama xildhibaanada Hir-Shabeelle ay Go’aanka xilka qaadista qaateen.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY