Dhageyso Xildhibanada Barlmaanka Galmudug”Hadii Mooshin laga Wado Madaxweyne ku xigeenka Galmudug hala...

Dhageyso Xildhibanada Barlmaanka Galmudug”Hadii Mooshin laga Wado Madaxweyne ku xigeenka Galmudug hala Marsiiyo wado saxan”

0
SHARE

Xilli ay soo ifbaxayeen warar sheegaya in Xildhibaan Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay Mooshin ka diyaarinayaan Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas.

Waxaa arrintaas beeniyay qaar ka mid ah Xildhiabanada Baarlamaanka Galmudug .

Xildhibaan Xasan Cali Dhuux ayaa sheegay in si habsami leh uu u furmay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Galmudug islamarkaana aanu jirin wax  Mooshin ka dhan Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.

Waxa uu sheagy in mooshin laga Keeni karo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug balse loo Baahan yahay in la mariyo Qaab Sharciyaysan Waxana uu sheagy in aysan jirin mooshin la keenay balse ay dhici karto in la wado waxana uu xusay in wax walba loo bahan yahay sharciga in la mariyo si ansax u noqdaan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY