Dhageyso Xildhibanada Barlmaanka Somaliya ee laga Soo Doort Hirshabelle oo Tageray Xil...

Dhageyso Xildhibanada Barlmaanka Somaliya ee laga Soo Doort Hirshabelle oo Tageray Xil Ka Qaadistii Madaxweynaha Hirshabelle , Xaalada oo cakiran

0
SHARE

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee laga soo doortay degaanada Hirshabeelle  ayaa sheegay in Xildhibaanada Golaha Shacabka ee degaanada maamulka Hirshabeelle laga soo doortay ay soo dhoweeynayaan xil ka qaadistii lagu sameeyay Cali C/llaahi Cosoble.

Waxaa uu sheegay in tilaabda ay qaadeen Xildhibaanadaasi ay tahay mid wanaagsan ,islamarkaana waafaqsan Dastuurka maamulka Hirshabeelle.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in loo baahan yahay waxqabad dhab ah,Maadaama dadka Shacabka ay heystaan dhibaatooyinka.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY