DHAGEYSO Xogtii u Danbeysay :-Soomaali Lagu Riday Xukun Xabsi ah...

DHAGEYSO Xogtii u Danbeysay :-Soomaali Lagu Riday Xukun Xabsi ah Dalka Hindiya Heshiisii labada dowladood maxaa iska badalay?

0
SHARE

Dalka Hindiya waxaa shalay lagu xukumay maxaabiis kale oo Soomaali ah oo tiradoodu dhan tahay 16, waxaana midkiiba uu helay 7 sano oo xarig ah.

Maxaabiista shalay la xukumay ayaa ah qaybtii labaad ee la xukumo iyadoo toddobaadkii hore la xukumay 15 maxbuus oo Soomaali ah.

Hoos ka dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY