Dhageyso:Barlamaanka Galmudug”Wasiirada Galmudug ma aqbali doono Madaxweyne Xaafna Horay waan ugu Shegnay...

Dhageyso:Barlamaanka Galmudug”Wasiirada Galmudug ma aqbali doono Madaxweyne Xaafna Horay waan ugu Shegnay ”

0
SHARE

Kadib Magacaabistii Madaxweyne Xaaf Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa iminka soo baxay qaar ka mid ah Xildhibanada Galmudug kuwaas oo dhaliilsan Magacaabistaas.

Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug  ayaa sheegay in horay madaxweyne Xaaf ugu sheegeen in aysan aqbali doonin hadii uu dib u soo celiyo Wasiiradii Hore.

Waxa uu sheegay in Wasiiradii hore ay inta badan yihiin kuwo aan waxba qaban,sidaas darteedna an ku wargelinay in uusan soo celin balse Go’ankeenu uu yahay in aysan aqbalin.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY