Faah Faahino Daawo Diyraad Siday AJaanib iyo Wafdi Heer Sare ah oo...

Faah Faahino Daawo Diyraad Siday AJaanib iyo Wafdi Heer Sare ah oo Hobyo ka Dagay, iyagoo Balan Qaaday Dhawaan in la ay dhici Doonto….

0
SHARE

Magalada hobyo  waxaa Maanta soo garay  Wafti balaaran oo uu Hogaaminayeen  wasirka kaluumaysigaga Galmudug ayadoo ay  la socdeen Godomiyaha rugta Ganacsiga  soomalia ,Godomiyaha  rugta ganacsiga  Galmudug iyo  ganacsato  cadan ah

Wafdigaan Balaaran  ayaa magalada hobyo jogay muda sacado ah  ayagoonah soo kor meray  qaybaha magalada ay ka kooban tahay soonah  sonah daraaseeye

Magalada  hobyo  ayaa modoyinkii  danbe laga dareemahyey  hormar   ay sameynahyaa   ganacsato kasoo jedah magalada  canacsiga galmudug ayagoonah  wadah  dar dar  galinta sidii ay  mar  un ku yeelan laheed dakad

Dhanka kale  maalmo kahor ayey aheed markii uu  Madaxwayne Xaaf  usaxiixay  Dhisida Dakada hobyo Ganacsato kasoo jeedah Dalka shiinaha  ayadoonah la rajay nahyoh in ay  Dhismaha dakada  bilaaban sanadkaan Dhamaadkiisa  waa sida  heshiiska  ku cad nuqulka  kamid  ah  heshiiskaan ay  heshay  hobyomedia.com  ayaa waxaa ku  cadaa saamiga  ay  qaadanaysoh  shirkada  dhisaysaysa   dakada

SHacabka hobyo  ayaa  u arkah in xiligaan loo soo jestay  in ay  hobya Dhisantoh   ayadonah Waxgaradka rer hobyo ay  cod dheer  udireen Bulshada  kasoo  jeedah Deganada  Galmudug  in lagala qayb qaatoh mashaariicda  ka socotah  hobyo  ay  ugu  danbayso  mashruuca  ay  maanta waden ganacsto ka socotay rugta  ganacsiga ee  in la dhiso  haamanka  kaydka shidalka  hobyo

Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, ocean, sky and outdoor

LEAVE A REPLY