Madaxweyne Xaaf oo Diyaarad Qaas ah Gaalkacyo kaga Qaaday Wafdi u Badan...

Madaxweyne Xaaf oo Diyaarad Qaas ah Gaalkacyo kaga Qaaday Wafdi u Badan Culumo oo Ahlusna kula Hadlaya Guraceel Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Wafdi ka socda Culimada Ahlusuna Waljamaca ee Gobolka Mudug ayaa gaaray maanta degmada Guriceel!.15.8.2017

Wafdigaan ka socda culimada Ahlusuna waljamaca oo gaaray magalada Guriceel ayaa tira ahaan garaya 25 culimada ugu waaweyn Gobolka Mudug, cudimadaan ayaa waxaa hogaaminaya.
1. Sh. Axmed Yusuf ilka dahab.
2. Sh. Cabdiyare maxamud jimcale
3.sh. Cabdulahi Caleyr
4.sh mursal cilmi dhagood iyo culimo intaas ka badan.

Warar ay heshay hobyomedia.com ayaa sheegaya in Culumada ayaaa la sheegayaa in Diyaaar qaas ah ay ka  Qaaday Gaalkacyo islamrkna u soo diray Madaxweynha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ka codsay culumada in dhinacooda ay ka qeyb qaaataan sidii ay Maamulka gobolada dhaxe ay ugu soo biiri lahayen Galmudug

Socdaalka culimada ayaa waxa uu u jeed kiisu yahay sidii raga ka soo horjeeda midnimada umada gobolada dhexe sheeganaya in ay yihiim culimada Ahlusuna waljamaca ugala hadli lahaayeen ka qeyb qadashada nabada bulshada gobolada dhexe culimaduna tahay halka bulshada laga badbaadiyo.

Socdaal kaan culimada ayaa waxa uu u muuqdaa mid wax ku ool ah markii aad dhageysato aragtida bulshada waayo culimada ayaa leh go aanka ugu danbeeya ee bulsho masiirkeeda .

Waxaan rabi kaga baryayaa in ow towfiiqda waa fajiyo culinadaas guulna horseedaan.
Waxaan isha ku hayn donaa dhaq dhaqaaqa culimada gobolka mudug ee maanta ku sugan galgaduud.

Wixii ku soo kordha kala soco Halkaan hadii alle idmio

 

LEAVE A REPLY