TOP-DHAGEYSO:-Ex-Xildhibaan Cabdi Barre”Dib u Dhacii ugu Weynaa ayuu Gaas ku Hayaa Puntland,...

TOP-DHAGEYSO:-Ex-Xildhibaan Cabdi Barre”Dib u Dhacii ugu Weynaa ayuu Gaas ku Hayaa Puntland, Xisaab ayaana Daba Taala”

0
SHARE

Iyadoo ay jiraan dhaliilo kala duwan oo ay Siyaasiyiintu u jeedinayaan Madaxda Maamulka Puntlland ayaa Madaxweyne Cabduweli Gaas waxaa la Xaqiijiyay inuu si Rasmi ah ugu Fashilmay Hogaanka Puntland,

Ex-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanadii Maamulka Puntland u matalayay Baarlamaankii hore oo ka hadlay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaasi ayaa sheegay inaysan waxba uga duwaneyn kuwii hore,

Waxa uu shaaciyay in Madaxweyne Gaas uu ku Fashilmay Hogaanka Puntland marka loo eego Qudbadii uu jeediyay ka hor inta aan Madaxweyne loo dooray iyo balan qaadyadii uu sameeyay, Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY