TOP-DHAGEYSO:-Golaha Odayaasha Beelaha Hawiye oo Go’aan ka Qaatay Khilaafka Galmudug iyo Ahlusunna”

TOP-DHAGEYSO:-Golaha Odayaasha Beelaha Hawiye oo Go’aan ka Qaatay Khilaafka Galmudug iyo Ahlusunna”

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho :’Oayaasha Beelaha Hawiye oo ku baaqay in la dar dar geliyo wada hadalka Galmudug iyo Ahlusuna waljamaaca kana digay Colaada Galgaduud,

Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay inaysan muuqanin dadaalo nabadeed dhinaca galmudug isaga oo arintaasina sheegay inasan ku habooneyn Madaxda Galmudug,

Axmed Diiriye ayaa sheegay inuu ku haboonaa Go’aanka Galmudug inay taageeraan Hadalka General Galaal waxaana uu shaaciyay in Maamulku Xiligani ka biya diidan yahay in la is Cafiyo oo la isu tanaasulo  

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY