Top Dhageyso Qaabkii Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo Dhibay...

Top Dhageyso Qaabkii Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo Dhibay , Muqdisho oo la Keeni Doono iyo Madaxtooyada somaliya oo Shir Dag Dag uu ka Socdo

0
SHARE

Afayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta iska dhiibay degmada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool.

Afayeenka ayaa sheegay in Abuu Mansuur uu hada ku jiro gacanta Maamulka Koonfur Galbeed Islamarkaana uu la joogo Wasiirka Amnige ee Maamulkaasi iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed waxaana la socda Saraakiil kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Gashandhiga Somaliya aya la kulmay Maanta Waxana la Filaya in la Keeno magalada Muqdisho Abur mansuur, Al Shabaab aya Shegay in Mansuur oo shabaab ka Baxay 6 sano  ka hor markaaasi uu Qilaaf uu soo kala dhax galay Hogaamiyihii Xiligaasi ee Al Shabaab

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY