Top News DHAGEYSO:-Mas’uul Shaaciyay Magacyada Hogaamiye-yaasha Duqeynta looga Dilay Al-Shabaab,

Top News DHAGEYSO:-Mas’uul Shaaciyay Magacyada Hogaamiye-yaasha Duqeynta looga Dilay Al-Shabaab,

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Degaanada ku dhow dhow laanta buuro ayaa sheegaya inay daku maqlayeen shalay iyo maanta duqeymaha oo Degaanada Qaarkood ku hoobanayay,

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa sheegay inay ku dileen duqeynta Saraakil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab kuwo kalena ay ku dhaawaceen,

Waxa uu shaaciyay inay muhiimadu tahay inay Wiiqaan Awooda Al-Shabaab ee Gobolkaasi

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY