War Dag Dag ah :Gobalada Soomaliya iyo Qaybo ka Mida Wadamada Caalamka...

War Dag Dag ah :Gobalada Soomaliya iyo Qaybo ka Mida Wadamada Caalamka oo caawa laga arkay Dayax Madoobaad

0
SHARE

HM__Xafiiska Austria  : Waararka Naga Soo Gaaraaya Somaliya iyo Wadamo ka Mida Caalamka aya Waxa ay Shegayaan in la Arkay Dayax Madoobaad Dhawr wadan oo ay ka Mid tahay Soomaliya iyo Sidoo kale Wadamo kale oo Calamka ka Tirsan

Gudaha Soomaliya ayaa caawa waxa laga Arkaya Dayax Madoobaad sida ay ku soo Waramayaan Wariyaasha Hobyomedia.com uga Soo Warama Gobalada Dalka Soomaliya

Dayax Madoobadka aya meelaha laga arkay Gudaha Soomaliya Waxaa ka Mid ah magaalda Muqdisho  , Gaalkacyo iyo Sidoo kale Dhawr Mgaaalo oo ku Taal koonfurta iyo Bartamaha Soomaliya .

TV.yada ku Hadla luqada Carabiga aya Qaarkood Caawa Baahinaya Muqaalo live ah oo muujinaya Dhawr wadan oo ka Mida Wadamada Carbeed oo laga arkayo Dayax Madoobaadka

Culumada  islaamka ayaa ku  Baaqaya in Salaad la isugu soo Baxo ,

Soomaliya ayaa Waxa ay ka Mid tahay Wadamada Aduunka ay wali ka Socdaan colaado sokeeye iyo abaaro , waxana calamadahan ay ka mid yihiin calamadaha awooda alle

 

LEAVE A REPLY