Aqriso Warqad Cadayn ah : Wasiiirkii Ugu horeyay oo Xilkiisa ku Wayay...

Aqriso Warqad Cadayn ah : Wasiiirkii Ugu horeyay oo Xilkiisa ku Wayay Kadib Markii uu ka Hadlay arintii lagu Dhiiibay Qalbi Dhagax

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Camey ayaa shaqada ka eryay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobollada ee Puntland Cabdiraxmaan Gurxan.

Wasiiru dowlaha shaqada laga ceyriyey ayaa kusifeeyey go`aankii ay qaadatay Xukuumada Xasan Cali Kheyre mid sax ah, wuxuuna si aan caadi aheyn u dhaliilay Jamhadda ONLF oo sheegata in ay u dagaalanto Madax banaanida Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Cameey ayaa u qorneyd sidan hoose:-

http://www.puntlandvision.com/wp-content/uploads/2017/09/

LEAVE A REPLY