Daawo Muqaalka : Banaanbaxyo Lagu Taagerayo Go,aankii Madaxweyne Xaaf oo Magalada Hobyo...

Daawo Muqaalka : Banaanbaxyo Lagu Taagerayo Go,aankii Madaxweyne Xaaf oo Magalada Hobyo Lagu Qabtay

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo :  Banaabax Xoogan oo lagu Taagerayo Go,aankii uu Qaatay Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudg aya Waxa  lagu Qabtay magalada Hobyo

Banaanbaxyaasha oo isaga kala Yimid Xaafada Magaalada Hobyo aya ugu Horeyn Waxa ay Socod Ku soo Mareen Wadooyinka Magalada Hobyo Waxana Ugu Danbeyn ay isugu Yimaadeen goob loo asteeyay in Dadka Banaanbaxaya ay isugu Yimdaan

Banabaxya ayaa Shacabka Hobyo Waxa kala Qayb Galay Masuulyiinta Maamulka Hobyo  ,Odayaal iyo Sidoo  kale Waxgaradka hobyo

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY