Daawo Muqaalka : Jaaliyadaha Galmudug oo Cadeeyay Cida ay la Safan Yihiin...

Daawo Muqaalka : Jaaliyadaha Galmudug oo Cadeeyay Cida ay la Safan Yihiin ,iyo Sida ay u arkaan Go,aanka Dowlada Somaliya ay ka Qaadatay Khilaafka Galmduug

0
SHARE

HM))Xafiiska London Jaaliyadaha Galmudug ayaa  Waxa ay Dhawantan ka Hadlayeen isku day Afganbi Fashilmay oo lala Damacsana Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gulle Xaaf Waxaaana Kulamo  kala duawan ay ka Dhaceen Dahwr Wadan oo ku Yaal Qaarada Yurub

Jaaliyada Galmudug ee Uk Gaar ahaan Magalada London Aya Waxa ay Qabteen Kulan ay uga Hadlayeen isku Day afganbi Fashilmay oo lala Rabay madaxweyne Xaaf Waxana y Shgeen in ay ka Xun yihiin in Duminta Maamulka Galmudug ay lug ku lahado Dowlada Fadaraalka Soomaliya

Waxa ay Shgeen in Dowlada looga fadhiyay in ay Gacan qabati maamulka Curdunka ah Balse Dowlada Somaliya ay sameysay arin Taarukhda gashay kadib markii dowlada somaliya ay toos u cadaysay in ay qayb ka tahay Duminta Maamulka Galmudug

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY