Daawo Muqaalka: Xildhibanadii Madaxweyne Xaaf Xilka ka Qaaday oo Yeeshay Kulan Qarsoodi...

Daawo Muqaalka: Xildhibanadii Madaxweyne Xaaf Xilka ka Qaaday oo Yeeshay Kulan Qarsoodi ah iyagoo ka Jawabayay Hadlkii C,Qaybdiid iyo Warkii ka Soo Baxay Wafdigii cadaado u Jogay Xalinta Khilafka Galmudug

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadaado : Mgaalada Cadaado Mid ka Mida Guri Qarsoodi ah aya Waxa kulan Hoose oo saxaafada Muqaalada loo soo Duubay kadibna loo keenay ku Yeeshay Xildhibanadii Dhawaan Madaxweyne Xaaf xilka ka Qaaday Kuwaasi oo ka Jawaabayay War Murtiyeedkii dhawan ay soo Saareen  Xildhibanadii Labada Gole ee Cadado u Tagay Xasilinta Xiisada Siyaasada  Galmudug

Xildhibanadan oo tiro ahaan Garayay 16 Xildhibaan  aya Sheegay in ay iyagu ahayeen Xildhibanadii Madaxweyne xaaf xilka ka qaaday iyagoo shegay sababaha xilka uga qaadeen isla markana waxa ay ka jawabeen hadalkii ka sooo yeeray  Cabdi Qaybdiid iyo Sidoo kale Xildhibandii kale ee la Socday

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY