DAAWO SAWIRRADA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirradda Weerarkii Buulo-gaduud

DAAWO SAWIRRADA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirradda Weerarkii Buulo-gaduud

0
SHARE

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirradda Weerarkii ay ku qaadeen ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugnaa degaanka Buulogaduud ee duleedka Kismaayo.

Sawirradda ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhexmuuqday Gawaari dagaal iyo sidoo kale Sanaad ciidan.

LEAVE A REPLY