DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Cadaado

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Cadaado

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah Galmudug.

Boqolaal Shacab ah, Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Cadaado.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka jira Xiisad Siyaasadeed oo ku aadan Khilaaf soo galay dhex galay Madaxda Sare ee Galmudug.

LEAVE A REPLY